Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Waddani oo Looga Yeeray Xarunta Danbi baarista C.I.D

Ciro

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Wadani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasanoo maanta looga yeeray xarunta C.I.D-da magaalada Hargaysa halkaas oo Su’aalo la xariira hadadalo uu horay uga sheegay Saxaafada wax lagu waydiiyey.

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Wadani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka warbixiyey Su’aalihii la waydiiyay, waxa ka mid ahaa maxaad u sheegtay in aanu Madaxweynuhu buuxin shuruudihii dastuurka Basaboor ajaanib ah sito waxa ka mid ahaa maxaad u tiri ‘dadka sharci darrada ha aqbalina, waxaanay su’aaluhu u muuqdeen in la leeyahay ha ka hadlina dalbaha ay leedahay xukumaddu iyo sharci darrada ay gelayso ee haddii ay sharci tahay ku tumatay, haddii ay siyaasad tahay la hadhay, haddii ay horumar tahayna la hagaastay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.