Daawo:Kumanaan Muslimiin ah oo Kasoo qayb Galay Aaska Sheekh Maxamed

maxamed

Kumanaan ka mida Muslimiinta dalka Maraykanka ayaa kasoo qayb gashay aas loo sameeyey allaha Unaxariistee Dr Sheekh Maxamed xasan oo ka dhacay Magaalada columbus ee dalka Maraykanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.