Sawiro:Cumar Filish oo xariga ka jaray dhismaha waddo xiriiriso Waabari, Xamar Jajab iyo Xamar Weyne

Cumar

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada xiriiriso Degmooyinka Waabari, Xamar Jajab iyo degmada Xamar Weyne oo uu dhawaan maamulka gobolka Banaadir dib udhis ku sameeyay.

Wadadan uu xariga ka jaray duqa magaalada Muqdisho, ayaa sidoo kale ayaa ah mid isku xirto Isgooska Shabeele illaa Isbitaalka Martiini, sidokalana waxay soo hormartaa xarunta Beerta Nabada iyo Biyaaso Liibaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.