Guddiga Doorashada Puntland ayaa Shaaciyey Kuraasta Ugu Horreeysa Ee Golaha Shacabka

puntland

Guddiga hirgelinta doorashada Mamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shaaciyay kuraasta ugu horreeysa ee doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Maamulka Puntland ayaa lagu soo bandhigay Liiska 10 kursi ee ugu horreeysa ee doorashada Golaha Shacabka ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.