Daawo:Madaxda Galmudug oo Lagu eedeyey inay ku fashilmeen wax ka qabashada dagaal beeleedyada

Galmudug

Madaxda Galmudug ayaa waxaa lagu eedeeyey inay ku fashilmeen wax ka qabashada dagaal beeleedyada sida joogtada ah uga dhaca deegaanada Galmudug, kii ugu dambeeyeyna waxaa uu dhacay Deegaan u dhaxeeya Guriceel iyo Balanball oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Siyaasi Cabdixafiid Sacdi oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Caabudwaaq ayaa Madaxda Galmudug ku eedeeyay wax ka qabasho la’aanta dagaal beeleedka kadhaca deegaanada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.