Booliiska iyo Golaha Wakiilada Somaliland oo uu dhexmaray Dagaal Gacan ka hadal ah

somaliland

Xarunta golaha wakiilada Soomaliland waxaa Maanta ka dhacay dagaal gacan ka hadal oo u dhaxeeya Ciidanka Boliiska iyo qaar kamida xubnaha golaha wakiilada kaas oo buuq badan dhaliyey kadib markii Madaxwayne Muuse Biixi sheegay in la furay Xisbiyada Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.