Balanball oo Ciidan iyo Gadiidka dagaalka u dirtay Deegaan Gaxandhaale

dagaal

Iyadoo Maalintii Labaad dagaal gaystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac oo u dhaxeeya Maleeshiyaad beeleedyo kala soo kala Jeeda MagaaIooyinka Balanballe iyo Guriceel uu ku dhexmaraayo deegaanka Gaxandhaale ayaa Caawa waxaa degmada Balanballe Gudaheeda ka baxay Gadiid dagaal oo waheliyaan Ciidamo waxayna ku sii jeedaan deegaanka Gaxandhaale oo ah halka uu ka socdo dagaalka u dhexeeya labada maleeshiyo beeleed.

Dagaalkaan ka socda Gobolka galgaduud ma jiraan wax baaqyo nabadeed ah oo dagaalka laga soo saaray oo ka yimid dhanka dawladda federalka ah tan Galmudug iyo qaybaha Bulshada sida waxgaradka, culumada.

1 Comment

  1. Stupid people why the are fighting with nothing they are Muslims
    Brothers same language same cultures same religions
    Guy’s stop fighting immidely
    Without conditions
    I hope you guys stoping
    This war
    Thank you

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.