Deni oo ka Qaadacay Go’aanka Isimada Puntland fariina u diray PSF

deni

Maxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka horyimid go’aankii Isimada Puntland ay soo saareen ee ahaa in hubka, gaadiidka iyo hantida Ciidanka PSF uu qaato Agaasimihii hore PSF Maxamuud Diyaano, waxaana Deni ku tilmaamay in arrintaas meel ka dhac ku tahay sharafta maamulka Puntland, khatarna gelineysa amniga iyo xasilloonida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.