Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2021

jubbaland

Akhriso:Jubbaland oo dhameystirtay Doorashada Aqalka Sare

21st October 2021 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xaruntaku meel gaarka ah ee Jubbaland ayaa Maanta lagu dhameystiray doorashada Senatorada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto […]

dagaal

Sawiro:Hawgal ka dhana Shabaab oo Ka Socda Shabeellada Dhexe

21st October 2021 admin 0

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Sweden

20th October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden oo uu hoggaaminayey Wakiilka Gaarka ah ee […]

asluub

Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga

20th October 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo Safiirka Dalka Talyaanigau fadhiya soomaaliya ayaa ka wadahadlay sidii loo tayeyn lahaa Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

rooble

Daawo:Rooble oo Ka hadlay Abaaraha Ka Jira Jubbaland

20th October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Xukumaddu ay qaadeyso tallaabooyin deg deg ah oo loogu gurmanayo dadka abaaruhu saameeyeen […]

Sawiro:Shabaab oo Dab Qabadsiiyey Dameero Raashin u Waday Degmada Waajid

20th October 2021 admin 0

Ururka Argagixisada Al shabaab ayaa Dab Qabadsiiyey Gaari Dameero Raashin u Waday Degmada Waajid ee gobalka Bakool waxayna dil u gaysteen dameerihii raashinka waday. Uruurka […]

khadiijo

Sawiro:Wasiir Khadiijo oo Geneva kaga qebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada

19th October 2021 admin 0

Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka Soomaaliya Marwa khadiija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hogaaminesay oo ay kamid tahay Safiirka Soomaaliya u fadhida Swizerland ayaa waxay […]

Daawo:Abwaan Badal Digniin u diray Beesha Habargidir

19th October 2021 admin 0

Nabadoon Badal Jaamac Xirsi oo Ka hadlayey Xaalada Guriceel iyo Doorashada dalka oo dib u dhac ku yimid ayaa Fariin adag u diray Beesha Habargidir […]

jacfar

Daawo:Maleeshiyaad Beelood Isku dagaalay Dayniile

19th October 2021 admin 0

Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad beelood wada daga Xaafad kamid ah Dayniile, waxaana dagaalkooda sababay Qasaaro iskugu jirta […]

wabi

Daawo:Jowhar oo lag sameeyey hawgal lagu xaqiijinayo Amniga Xaafadaha

19th October 2021 admin 0

Ciidanka ammaanka ayaa magaaladda Jowhar ka sameeyay howlgalo lagu xaqiijinayo amniga xaafadaha magaaladaas kaas oo maalmihii dambe ay ka dhacayeen Falal ka dhana Amniga.

Balal

Sawiro:Safiirka Sweden oo Wasaarada Arrimaha dibada ka gudoontay Aqoonsigiisa Safiirnimo

19th October 2021 admin 0

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Isniin ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay […]

axmedmadoobe

Akhriso:Axmed Madoobe oo Magacaabay 4 kursi ee ka dhimanayd aqalka Sarre

19th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Sosaaray Liiska musharaxiinta afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland.

baqdaadi

Daawo:Baqdaadi oo ka digay daadinta dhiigga Shacabka Soomaaliyeed

18th October 2021 admin 0

Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi ayaa ka hadlay xaalada kasoo cusboonaatay Gobolka galgaduud gaar ahaan Magaalada Guriceel ayaa kadigay in siyaasad iyo […]

garoonbaladwayne

Daawo:Terminaalka Garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladwayne oo xariga laga jaray

18th October 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif kaas oo dib-u-dhis […]

aqalka sare

Daawo:Cabdixaashi oo ka tacsiyeeyay geeridii AUN Suudi Yalaxow

18th October 2021 admin 0

Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka dalka Cabdi Xaashi ayaa ka tacsiyeeyay geeridii maanta ku timid AUN Suudi Yalaxow.

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes