Sawiro:Wasiir Khadiijo oo Geneva kaga qebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada

khadiijo

Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka Soomaaliya Marwa khadiija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hogaaminesay oo ay kamid tahay Safiirka Soomaaliya u fadhida Swizerland ayaa waxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, kaga qeebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada oo ka dhacay magaaladaas.

Wasiirka ayaa shirka warbixin ay uga hadleesay xaalada Bini’aadanimo ee Dalka Ka jeedisay iyadoona sheegtay in ay wanaagsantahay xaalada bini’aadanmino ee dalka.

Soomaaliya ayaa sanadihii u danbeeyay guulo ka gaartay xaaladaha bini’aadanimo ee dalka kajira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.