Sawiro:Argagixisda Al-Shabaab oo laga wareegay deegaan ka tirsan Gedo

dagaal
Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo qorsheysan waxa ay  ka fuliyeen degaano hoostaga  Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Degaannada ciidamada aya howlgallada sameeyay ayaa waxaa la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan argagixisada  Al-Shabaab, balse ay Ciidamada dowladda la wareegeen, kuwaas oo kala ah,Tubaako Koreey iyo kudug. Sarakiisha howlgalka hoggaamineysay aya sheegay in degaannada ay ciidamada la wareegeen ay argagixisda AL-Shabaab lacaga baad ah uga qaadi jireen dadka shacabka balsa hada ay ciidamadu dowladda ay gacanta ku yaan degaannadasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.