Daawo:Laftagareen iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlaydad Dadkii laga soo Musaafuriyey Laascaanood

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socday Beesha Caalamka oo ay uga horreyso ku-xigeenka Wakiilka Qaramalda Midoobay ee Soomaaliya, ayna qeyb ka ahaayeen Safiirada UK iyo Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Kulanka waxaa looga hadley Xaalada Dadkii laga soo musaafuriyey Laascaanood, Amniga guud Iyo Doorashooyinka Golaha Shacabka ee la filayo in ay ka bilawdaan deegaannada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.