Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo lakulmay Taliyaha ciidanka AMISOM

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidanka AMISOM iyo saraakiil uu hoggaaminayay.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga.

Kulanka kadib, Saraakiisha ayaa Kormeer ku tagay goobaha loo asteeyey iney ka dhacdo Dorashooyinka xildhibaannada ee Magaalada Caasimadda ah ee Dhusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.