Wasiirka Warfaafinta oo Rooble ku sheegay Qofkii ugu Musuq Maasuqa badnaa Somaliland

koore

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland  Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta kula hadlaayey Magaalada laascaano ayaa waxuu ka hadlay hadal dhawaan uu Ra’iisalwasaraha Soomaaliya ka yiri dadkii laga soo tarxiilay Laascaano, waxuuna Yiri “Rooble wuxuu ahaa shakhsigii ugu musuq-maasuqa badnaa intuu ka shaqaynayay Hay’adaha ka hawl gala Somaliland, Inuu ka hadlo laascaanood uma taalo”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.