Daawo:Wasiir Cabdi Wayeel oo Ka hadlay Munaasabad lagu taageerayey Galmudug

waayeel

Wasiirla Arimaha Gudaha Galmudug ee aysan wali cadayn in xilka laga qaaday ayaa magaalada Caabudwaaq kaga qayb galay munaasabad lagu taageerayey Maamulka Galmudug loogana soo horjeedo Ahlusuna oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Gal Gaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.