Xildhibaanada Faderalka ku matala KGS ayaa Cambaarayn udiray Somaliland

muse

Xildhibaanada Labad Gole Baarlamaanka Faderalka ah ee Soomaaliya ku matala Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dadkii laga soo Masafuriyay magalada laasacaanod iyo hantidoodiina lagala haray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.