Dhageyso:Puntland oo Xirtay Wadayaashii Gadiidka ee dadka kasoo qaaday Laascaano

dhabancad

Laamaha Amniga ee maamul Goboleedka Puntland ayaa xabsiga dhigay darawaladii waday gaadiidka ay saarnaayeen dadkii laga soo musaafuriyay Laascanood, waxaana loo diiday inay gadiidkaas u noqdaan Laascaano ama deegaanada kale ee Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa waraysi uu BBC-da siiyey kaga hadlay dadkii laga soo tarxiilay laascaano sida Puntland ka yeelayso iyo Xariga loo gaystay darawaladii gadiidka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.