Sawiro:Laftagareen oo Baraawe kulan kula qaatay Ururuada Haweenka

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Magaalada Baraawe  Ururada Haweenka Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka ayaa Waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka DGKGS Mudane Cali Saciid Faqi, Wasiiro, Xildhibaanno iyo Agaasimaha Madaxtooyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.