Daawo:Sheekh Shaakir oo Ka hadlay Abaabulka dagaal ay ka wadaann Galmudug

Shaakir

Hoggaamiyaha Ahlusunna ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dagaaka ay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Galmudug, kadib markii hoggaanka Galmudug uu noqday mid Tabar dareeyey.

Sheekh Shaakir oo wareysi siiyay mid kamid ah Telefashinada ku hadla Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu sheegay in ujeedka dagaalka ay ka wadaan Galmudug uu yahay mid ay ku doonayaan inay kula dagaalamayaan Al-shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.