Daawo:Sanator Cabdixakiim Macalim oo Digniin u diray Alusuna iyo Sheekh Shaakir

cabdixakiim

Sanator Cabdixakiim Macalim oo kamida barlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya ee Deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa mar uu ka hadlaayey weerarkii Ahlusuna ku soo qaaday deegaanada Galmudug waxuu yiri “nidaam ma ahan in la daadiyo dhiigga walaala Soomaaliyeed mana jirto mansab iyo darajo lagu gaarayo “

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.