Daawo:Maamulka Koonfurgalbeed oo cabaareeyey Tacadiyada Laascaano ka dhacay

lafatagareen

Dowalad Gobleedka Koonfurgalbeed oo Ka hadlay Tacadiyada loogu geesysanayo magaalada Las’aanood dad ka soo jeeda Koonfurgalbeed ayaa cambaareeyey falka foolxumada ah ee ka socda Laascaano.

Wasiirka Warfaainta Koonfurgalbeed oo ku hadlaaya Afka Madaxwaynaha iyo bulshada koonfurgalbeed hoos ka daawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.