Video+Sawiro:Dowladda Soomaaliya oo Jaamacada Carabta kala wareegtay Daawo

daawo

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa deeq daawo ah oo ka kooban 11 ton isagu jirta daawada kahortagga Coronaha iyo agabka loo isticmaalo kahortagga cudurka, wasiirka caafimaad ayaa sheegtay in daawadani la soo gaarsiiyay xilli dalku uu u baahnaa waxayna u mahadcelisay Jaamacadda Carabra.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha Garoonka Aadan Cabdulle ayaa waxaa  ka qeyb galay, Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, Siihaayaha Safiirka ahna Qunsulka Masar u fadhiya Soomaaliya, Wasiiro iyo Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo horey uga dalbatay deeqdan ururka Jaamacadda Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.