Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

boliis

Daawo:Taliska Boliiska oo ka hadlay dagaalkii Maanta Ka Dhacay Muqdisho

16th September 2021 admin 1

Afhayeenka ciidanka booliska gobolka banaadir oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyay dagaalka maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo waxa sababay.

dagaal

Daawo:Warar dheeraad ah oo laga helayo ciidamo muqdisho ku dagaalamay

16th September 2021 admin 0

labo ciidan oo kawada tirsan dowlada ayaa dagaal gaaban ku dhex maray Magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Banaadir.

tarsan

Daawo:Ambassador Tarsan oo ku haray wareegii kowaad ee Doorashada aqalka sare

15th September 2021 admin 0

Magaalada Jowhar ee caasumada maamul goboleedka hirshabeelle ayaa waxaa ka socota doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo dooranayo deegaanada Hirshabeelle. Wareega […]

saacid

Sheekh Shariif iyo Saacid Faarax oo kawada hadlay Khilaafka Madaxda dalka iyo arimo kale

15th September 2021 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh axamed ayaa maanta Waxuu hoygiisa Muqdisho ku booqdey Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Dr Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna kawada […]

rooble

Rooble oo Magacaabay Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir

15th September 2021 admin 0

Waraaq kasoo baxday Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble balse lagu sheegay inuu Qoray Agaasimaha KMG ah NISA Bashiir Goobe ayaa taliyaha Nabadsugida Gobolka […]

mursal

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo qaabilay Safiirka cusub ee Sweden

15th September 2021 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Sweden u soo magacoowday Soomaaliya Mr.Lingarde. […]

wasiir

Sawiro:Wasiir Dube oo qaabilay wafdi ka socday UNHCR

15th September 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, ayaa maanta xafiiska ku qaabiley wefdi ka socda xafiiska hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay UNHCR […]

Doorasho

Jowhar oo Xildhibaano kale Maanta lagu dooranayo

15th September 2021 admin 0

Magaalada Jowhar ayaa waxaa la filayaa in mar kale halkaas ay ka dhacdo doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo dooranayo deegaanada […]

farmaajo

Senator Nuur Maxamed Geed Canjeex oo mar kale Jowhar lagu doortay

14th September 2021 admin 0

Senator Nuur Maxamed Geedi (Canjeex) ayaa noqday Senatorka labaad ee laga soo doortay HirShabeelle, waxuuna ku soo baxay 78-cod, waxuuna sheegay markii la doortay

fartuun

Senator Fartuun Cabdiqaadir Faarax Karaama oo dib loo doortay

14th September 2021 admin 0

Senator Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama ay noqotay Senatorka seddaxaad ee lagu doortay Magaalada Jowhar, sidoo kale waa gabadhii u horeysay oo HirShabeelle ka soo gasha […]

rooble

Daawo:Rooble oo Taladii Mucaaradka Qaatay

14th September 2021 admin 1

Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan Maanta oo Talaada ah la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa waxuu fuliyey Talooyinkii ay usoo jeediyeen oo ahayd […]

Muuse suudi

Muuse Suudi oo mar kale loo doortay Aqalka Sarre

14th September 2021 admin 0

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ka dhacaday Doorashada kursigii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo doorto deegaanada […]

qoorqooor

Sawiro:Qoorqoor oo la kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha Beesha Caalamka

14th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha Beesha Caalamka u fadhiya Soomaaliya. Kulanka oo ay […]

farmaajo

Sawiro:Madexweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoosiga ka Guddoomay Danjiraha Dalka Sweden

14th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Boqortooyada […]

hirshabeele

Doorashada Xildhibaada hirshabeele oo maanta dhacaysa

14th September 2021 admin 0

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo dooranayo deegaanada […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes