Jowhar oo Xildhibaano kale Maanta lagu dooranayo

Doorasho

Magaalada Jowhar ayaa waxaa la filayaa in mar kale halkaas ay ka dhacdo doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo dooranayo deegaanada Hirshabeelle.

Shalay waxaa Magaalada Jowhar lagu doortay Saddex Sanoter oo kala ah, Muuse Suudi Yalaxoow, Fartuun Cabduqaadir Karaama iyo Nuur Maxamed Geeedi (Canjeex).

Maanta ayaa waxaa la filayaa in sidoo kale la doortay Saddex Sanoter, si Maalinta khamiista ah loo soo geba-gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee degaannada Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.