Daawo:Rooble oo Taladii Mucaaradka Qaatay

rooble

Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan Maanta oo Talaada ah la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa waxuu fuliyey Talooyinkii ay usoo jeediyeen oo ahayd inuu ka horyimaado warqada Madaxwayne Farmaajo soo saaray ee Guddiga qaran ugu Magacaabay Kiiska Ikraan Tahaliil.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.