Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

muqdisho

Daawo:Will Dhaliyaro ah oo Muqdisho isku daldalay

18th September 2021 admin 0

Wiil 25 jir ah oo xirfadiisa ahayd dawaarle ayaa maydkiisa laga helay xaruntii uu ku shaqeysanayey ee magaalda Muqdisho waxaana magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Cabdulaahi.

lafatagareen

Sawiro+Sawiro:Laftagareen oo la kulmay guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

18th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka […]

baladxaawo

Kenya iyo Soomaaliya oo Dagaal ku dhexmaray Xuduuda iyo Qasaaro ka dhashay

18th September 2021 admin 0

Ciidamada kenya aya qof shacab ah ku dhaawacay xad beenaadka u dhaxeeya kenya iyo Sooomaaliya kaas oo dhaawacii soo gaaray u geeriyooday kadib is rasaaseyn […]

Xananbuure

Dil aano qabiil ah oo ka Dhacay Magaalo ka mid ah gobolka Galgaduud

18th September 2021 admin 0

waxaa warar dheeraad ah laga helayaa dil lagu sheegay aanu qabiil oo maleeshiyaad hubaysani qof shacab ugu gaysteen deegaanka Xanabuure ee Gobolka Galgaduud. Maleeshiyaad hubeysan […]

Un

Qaramada Midoobay oo Madaxda Soomaalida baaq u diray

18th September 2021 admin 0

War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen Qaramada midoobay ayaa labada mas’uul ee dalka Soomalaiya ugu sareeya loogu baaqay in khilaafkooda ay dhinac […]

beesha

Beesha Caalamka oo War-Saxaafadeed kasoo saartay Khilaafka u Dhexeeya Madaxda Dowlada

17th September 2021 admin 0

Iyadoo dadka Soomalaiyeed ay xusayaan sannad-guuradii 1aad ee kasoo wareegtay Heshiiskii 17kii Sebteembar, ayaa saaxiibbada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kordhaya […]

rooble

Rooble oo aan daacad ka ahayn Kiiska Ikraan ayaa is hortaag ku sameeyey Diyarada Turkiga

17th September 2021 admin 0

Dowlada Jabuuti ayaa Magaalada Jabuuti ku xanibtay diyaaradaha Turkey Airline oo ay saaranaayeen Shacab iyo saraakiil uu kamid yahay Fahad Yaasiin, waxaana amarkii lagu hor […]

ismaaciil

Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay afduubka jabuuti loogu gaystay fahad Yasiin

17th September 2021 admin 0

Laamaha Amniga dalka Jabuuti ayaa diyaaradii turkiga ee kasoo kicitintay dalka turkiga oo ay saarnaayeen la taliyihii Madaxwaynaha Soomaaliya Fahad Yaasiin iyo saraakiin kale oo […]

jigjiga

Dhageyso:Dagaal Kulul oo Oroma iyo Axmaaro ku dhexmaray jaamacada Jigjiga

17th September 2021 admin 0

Jaamacada Jigjiga ee deegaanka Soomaalida waxaa ka qarxay dagaal aan waxba layslu harin oo ku bilowday gacan ka hadlay kaas oo udhaxeeya ardayda dhigata Jaamacada […]

boris

Imaaradka iyo Ingiriiska oo Kulan Mahiima ku yeeshay London

17th September 2021 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Boris johhson ayaa Xafiiskiisa magaalada London ee caasumada dalka Ingiriiska kusoo dhaweeyey Boqorka Abudabay ahna Taliye kuxigeenka Ciidamada Imaaraadka Sheikh Mohammed bin […]

Farmaajo

Maamul Goboleedyada oo taageeray Go’aankii Madaxwayne Farmaajo

17th September 2021 admin 0

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay yeeshay kulan dhina isgaarsiinta ah oo looga hadlaayey xaaladda amni iyo […]

rooble

Rooble oo Ka horyimid warqadii kasoo baxday Madaxwayne Farmaajo

16th September 2021 admin 0

Kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ka arkay Warbaahinta Warqad baalmarsan Shuruucda dalka oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha, wuxuu soo […]

laftagareen

Daawo:Madaxwayne Laftagareen oo ka warbixiyey kulankii dhexmaray Beesha caalamka

16th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo hakiyey Awoodii Rooble

16th September 2021 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay tallaabooyinka khilaafsan Dastuurka KMG ah ee uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble sida ku […]

laftagareen

Laftagareen ee Beesha Caalamka oo kawada hadlay Khilaafka Madaxda sare iyo arimaha Doorashada

16th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes