Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

saalixi

Ra’iisul wasaare ku-xigaanka oo uga tacsiyadeeyey shacabka Soomaaliyeed geerida ENG Saalixi

2nd September 2021 admin 0

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee ENG Maxamed Cumar Saalixi oo maanta magaalada […]

wasiir

Wasiir Dubbe ayaa ka tacsiyeeyey Geeridii Fanaan Shamuuri

2nd September 2021 admin 0

Allaha u naxariistee waxaax xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii waynaa ee Hobollada Qaranka Soomaaliyeed ee Waabari Maxamed Aadan Shamuuri, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyey Wasiirka […]

mahdi

Daawo:Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo ka qeyb galay qalin jabinta in ka badan 800 arday

1st September 2021 admin 0

Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Muqdisho ka qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 800 oo arday […]

axmeddaaci

Daawo:Musharaxa Aqalka Sare Axmed Daaci ayaa lagu soo dhaweeyey Jowhar

1st September 2021 admin 0

Gudoomiyihii hore ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ahna Musharax Xildhibaanka Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Axmed Xasan Caddow Axmed Daaci ayaa magaalada Jowhar siweyn […]

guudlaawe

Daawo:Gudlaawe oo gudoomiyay shir looga hadlayay Amniga Hirshabeelle

1st September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Kulankaan oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amniga Gudaha, […]

wado

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo furay waddo u xirnayd arrimo amni awgeed

1st September 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ugu horeeyn howla kormeer ah ku sameeyay dhismaha Wadada dheer ee […]

coldoon

Daawo:Afhayeenka Culumada ku shirtay hargaysa oo ka hadlay xariga coldoon

1st September 2021 admin 0

Afhayeenka culimadii ku shiraysey Magaalada Hargeysa oo madaxwaynaha soomaliland casumaada ugu sameeyey Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xariga Coldoon una diray fariin Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Posts pagination

« 1 … 12 13

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes