Daawo:Afhayeenka Culumada ku shirtay hargaysa oo ka hadlay xariga coldoon

coldoon

Afhayeenka culimadii ku shiraysey Magaalada Hargeysa oo madaxwaynaha soomaliland casumaada ugu sameeyey Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xariga Coldoon una diray fariin Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.