Daawo:Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo ka qeyb galay qalin jabinta in ka badan 800 arday

mahdi

Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Muqdisho ka qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 800 oo arday dhammeysatay heerka koowaad ee aamcadda caalamiga ee Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.