Ra’iisul wasaare ku-xigaanka oo uga tacsiyadeeyey shacabka Soomaaliyeed geerida ENG Saalixi

saalixi

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee ENG Maxamed Cumar Saalixi oo maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday.

Marxuumka ayaa waxa uu laf-dhabar u ahaa dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. isagoo dalkiisa ugu shaqeeyay si hagar la’aan ah.

Ra’iisul wasaare-kuxigeenka ayaa marxuumka Alle uga baryay Jannatul firdowsa ehellada iyo asxaabtana samir iyo Ummada Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.