Daawo:Shir looga hadlay Sidii Madaxwayne ku meel gaar ah Jubbaland loogu dooran lahaa

madoobe

Qaybaha kala duwan ee Bulshada Jubbaland, oo shir kuyeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wakhtigii ka dhammaaday madaxweynaha Jubbland Axmad Madoobe, loona baahanyahay sidii lagu dooran lahaa madaxweyne ku meel gaar ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.