Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele iyo Masuuliyiin kale oo Gaaray Beledwayn

dabageed

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne.

Madaxweyne Ku Xigeenka oo socdaalkiisa ay ku wehliyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Hiiraan, Qaar kamid ah Xubnaha labada gole ee Dowlada Hirshabeelle, iyo Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Ambassador Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.