Sawiro:Franciska oo Soomaaliya ugu deeqay Talaalka Coronaha

coronavirus

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covronaha oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska.

Munaasabadda imaanshaha qeybtii 2-aad ee talaalka coronaha oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadjka XFS Dr Axmed Xuseen Macalin Gurey, Madaxa UNICEF Muqdisho Maxamed Ayoya,   iyo Maddaxa WHO Maxamed Nur Malik.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.