Deni oo Soo dhaweeyey Khilaafka Ra’iisalwasaare Rooble iyo Madaxwayne Farmaajo

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa waxuu ka hadlay warsaxafadeedkii Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya uu soo saaray Maanta kadib markii kulan la qaatay Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Kenya.

War qoraala oo aksoo baxay Maamulka Puntland ayaa sidaan u qornaa.

“”Dowladda Puntland waxay ku boggaadinaysaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xusseen Rooble. hogaaminta Dalka ee muddada kala guurka ah, hirgelinta doorashada iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya la leedahay adduunka. Dowladda Puntland waxay markasta aaminsan tahay sareynta sharciga sida ku cad qodobka 4-aad farqadiisa 1-aad ee Dastuurka ku meel gaarka ah””

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.