Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka oo digniin u diray Shabaabka ku sugan Galmudug

dhoore

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Sheegay in argagixisada gododka ay kaga dhuumaaleysanayaan Galmudug loogu gali doono dhawaan, waxaa kaloo Taliye Biixi u mahadceliyey Bulshada Galmudug qaybaheeda kala duwan sida ay u garab Istaageen Ciidanka Xooga dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.