Daawo:Deni oo Xariga ka Jaray dhismaha Bankiga Maamulka Puntland

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Maamulka Puntland kaas oo la dhagax Dhigay Sanadkii Tagay bee 2020.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.