Daawo:Xasan Sheekh oo hambalyeeyey Maamulka Jubbaland

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta Muqdisho kula Hadlay ayaa waxuu u hambelyeeyey Maamulka Jubbaland sida ay Qayb kamida Doorashada Aqalka sarre uga Dhacday Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.