Daawo:Madaxwaynaha iyo Bulshada Deegaan Soomalida oo cambaareyey werarka Canfarta

cagjar

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay wehelinayaan madaxweyne-ku-xigeenka Deegaanka Soomaalida, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax iyo madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida, Eng. Maxammed Shaalle Isaaq ayaa kulan war-bixin iyo wadatashi ah la qaatay Golaha Nabadda Iyo Midnimada Deegaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.