Wasiir Dubbe oo Gudi u Magacaabay golaha murtida iyo wacyigelinta Qaranka

wasiir

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa lagu magacaabay guddiga wax soo saarka golaha murtida iyo wacyigelinta Qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.