AMISOM oo Maantq Booqtay Goob ay Ka Dhaceyso Doorashada Aqalka Sare

Amidom

Saraakiil ka tirsan ciidammada Booliska Nabad illaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqday goobta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada aqal ee Baarlamaanka Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya si ay u qiimeyn iyo indho-indheyn ugu sameeyaan.

Saraakiisha ayaa warbixinno ka dhagaystay Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed SEIT ee Jubbaland Mudane Dr Siyaad Maxamed Mursal iyo guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada aqalka sare Xildhibaan Xuseen Xirsi Axmed .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.