Daawo:Faah faahin ku saabsan shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Ceel-waaq

diyaarad

Diyaarad sidday rakaab oo ka soo kicitantay magaalada Nairobi oo kusocotay Magaalada Ceelwaaq ee dalka Kenya ayaa si Qalad ah ugu dagtay Garoonka Diyaaradaha Degmada Ceelwaaq ee Gobolka gedo kaas oo aanan shaqayn mudo.

Diyaarada Sky Fly ayaa ka baxday dhabaha diyaaradaha (runway) markii ay ka degeysay garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo taas oo sababtay Burbur soo gaara Diyaarada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.