Daawo:Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo Safar dalxiis Turkiga ugu Maqnaa ayaa dalka dib ugu soo laabtay

luqmaan

Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda federaalka iyo Hirshabeelle ayaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Cabdixakiim Luqmaan Maxamed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.