Sawiro:Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer ku tagay tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug

dhoore

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminaya ayaa kormeer ku tagay tuulada Dheghaye oo u dhaxeysa Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug.

Taliye Biixi ayaa saraakiisha iyo ciidamada halkaasi ka wada howl-gallada ka dhanka ah Argagixisada ku amaanay guulaha ay kasoo hooyeen baacsiga haraadiga Al-Shabaab.

Ciidanka Xoogga Dalka qeybta 21-aad iyo Daraawiishta Dawlad gobaleedka Galmudug ayaa wada hawlgallo malaeshiyada Argagixisada ah ee Al -shabaab looga saarayo Koonfurta gobolka Mudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.