Jaaliyada GalJubba ee Uk oo ka Tacsiyeysey Geeradii Allaha unaxariistee Ugaas Taakooy

Taakooy

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee Uk dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee  Ugaas Axmed Barre Cali Xaabuun (Ugaas Taakooy) oo ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahaan eheladii iyo Qoyskii uu ka dhimatay Ugaas Taakooy  in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.