Guddiga Doorashooyinka Koonfur galbeed ayaa soo Gaarey Magaalada Baydhabo

koonfur

Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya oo kasoo kicitimay Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo Gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.