Daawo:Ugaas Maxamed iyo Wafdi hordhac u ah Rooble ayaa gaaray Garbahaarey

ugaas

Wafdi hordhac u ah ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha XFS Maxamed ibraahin Nuur uuna waheliyo Ugaas Maxamed, Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi iyo xubno kale ayaa soo gaaray Magaalada Garbahareey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.