Sawiro:Rooble oo Kismaayo kula kulmay Siyaasiyiinta Gedo ee garabka Axmed Madoobe

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Kismaayo kula kulmay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Jubbaland ee ka soo jeeda Gobolka Gedo ee Garabka Axmed Madoobe, taas oo qeyb ka ah dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee dib u heshiisiinta Gedo.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeyso dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha dib u heshiisiinta Gobalka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.