Soomalida Sweden oo Bananbax dhigay kadib markii la xanibay lacagaha Xawilaada

lacag

Isu soo bax balaaran ayay ka hor dhigeen jaaliyada Somaliyeed ee magaalada Stockholm xarunta Bangiga SEB Bank kadib markii xawaaladaha somaliyeed uu ka xiray xisaabaadka ay ku lahayeen Bangigaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.