Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo tababar u furay Gudiyadda doorashooyinka

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed, tababarkan ayaa sida la qorsheeyay socon doona mudo afar cisho ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble, ayaa gudiyadda kula dardaarmay in ay si daahfuran oo caddaalad ah u maamulaan hawlaha doorashooyinka ee loo igmaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.