Maxaad Kala Socotaa Laamanaha ugu hadal haynta Badan Soomaaliya

Juunshaaciye

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Waxaa ka dhacay Arooska Juun Shaaciye Caalin Guulaafe oo 80 kor u dhaafay iyo Marwadiisa ay is caashaqeen Bishaaro Yuusf oo dadeedu tahay 20 dhowr Jir.

Arooska Lamaanahaan is caashaqay ayaa waxuu noqday kan ugu hadal haynta badan goobaha fadhi ku dirirka iyo Socail Media.

Juun Shaaciye iyo Marwadiisa ayaa waxaa Degmada Caabudwaaq loogu dhigay aroos wayn oo ay kasoo qayb galeen qaybaha Bulshada ee kala duwan.

Sanadihii dambe waxaa Soomaaliya kusoo badanaysay Gabdhaha guursanaya odayaasha aadka uga da’da wayn iyaga oo ku raacaya Dhaqaalaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.